27th July 2024  admin  Category :

Maxaa ka jira in diyaarad ku duushay magaca Somali Airlines ay ka degtay Israa’iil?

Warar lagu baahiyey baraha bulshada maanta ayaa sheegayey in diyaarad magaca Somali Airlines ay ku degtay garoonka Ben Gurion ee magaalada Tel Aviv ee dalka Israel xalay.

VOA-da ayaa la xiriirtay mulkiilaha diyaaraddaasi Xaaji Ibraahim Nuur Hilowle oo beeniyey inay diyaaraddu ku socotay magaca Somalil Airlines, hase yeeshee waxa uu xaqiijiyey inay diyaaraddu ka diiwaangashan tahay dalka Kenya ay rakaab u qaaday Israel. Soomaaliya iyo Israa’iil ma laha xiriir diblomaasiyadeed.

Xaaji Ibraahim Nuur Hilowle ayaa Haaruun Macruuf uga warramay sida diyaaraddiisu ku tagtay Israel.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*