29th March 2024  admin  Category :

Waxaa dhab ah in SNMta aysan waxba u oolin Badhan, Laasqoray iyo Dhahar, shacabkooda ay wax ka dhisteen maamulka Puntland. Hadaba, shaqsiyaadka jooga Hargeeysa  ee maamulkaa la jooga waa ineey oggaadaan ineeysa wax sharaf ah ku laheen joogitaanka Hargeeysa, balse ay u dhaanto ineey kuraas u raasadaan Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo, iyo Garoowe.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*