9th June 2023 admin Category :
Madaxweeynaha Maamulka Hargeeysa, Biixi, ayaa isku dayaya inuu safar ku taggo magaalad Badhan, waxaana lagu boorinayaa Maamulka Puntland in ay isha ku hayaan madaxa SNMta, aysana u oggollaan qooleeysatada Soomaali diidka ah ineey deeggaanada Puntland ay cag soo dhigaan. Hoos ka daawo qaar ka mid ah gooni goosatada oo kalla garan waayey farqiga u dhaxeeya Burco iyo Badhan.
Allsanaag.com