15th January 2025 admin Category :
Waxaa dhab ah in SNMta aysan waxba u oolin Badhan, Laasqoray iyo Dhahar, shacabkooda ay wax ka dhisteen maamulka Puntland. Hadaba, shaqsiyaadka jooga Hargeeysa ee maamulkaa la jooga waa ineey oggaadaan ineeysa wax sharaf ah ku laheen joogitaanka Hargeeysa, balse ay u dhaanto ineey kuraas u raasadaan Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo, iyo Garoowe.
Allsanaag.com