28th January 2022  admin  Category :

Ciidamo ka tirsan ciidanka Puntland ayaa ka sammeeyey hawl gallo deeggaano hoos tagga gobolka Bari taas oo qeeyb ka ah la dagaalanka argaggixisada. Haseahaatee, shacabka Puntland ayaa aaminsan in hawlgalada lagula dagaalamayo argaggixisada aan daacad laga aheen, balse ay tahay mashruuc la doonayo inuusan dhamaan.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*