26th July 2024  admin  Category :

Ciidamo gaaraya 300 ayaa laga qaaday magaalada Muqdisho si tababar ay ugu soo qaataan dalk Turkiga. Beelah Muqdisho ayaa tan iyo xilligii uu ahaa Shiikh Shariif madaxweeynaha iyo maanta oo Farmaajo uu joogo waxaa beelaha Muqdisho loo sammeenayey tababaro, balse tababaradaas oo dhan ma jirto wax ay soo kordhiyeen, waxeeyna ku filnaan waayeen suggidda amniga Muqdisho oo kalliya. Hadaba, haddii tababaradii reer Muqdisho loo fidinayey waqtiga dheer ay waxba soo saari waayeen, miyeeysan habbooneen in gobolada kalle ee dalka loo weeciyo tababaradaas?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*