![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2019/01/imaaraad-624x371.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Daawo Carab ka soo jeeda Imaaraadka oo Hindi Masaakiin ah godka Shimbiraha ku soo xirtay
Hindiya ayaa habeenkii khamiista Kubadda cagta ee AFC Koobka Aasiya ka badisay Dalka imaaraadka Carabta , Muuqaalka hoose waa nin ka soo jeeda Imaaraadka Carabta oo shaqaalihii masaakiinta ahaa ee u shaqaynayey isaga, hase ahaatee taageersanaa Hindiya ciyaarta ka hor god ku soo xirtay.
Muuqaalkani markii uu fiday oo ay u arkeen Imaaraadku inay ku ceeboobayaan ayeey soo xireen ninkii denbigan gaystay
https://youtu.be/xakedCWYY54