26th July 2024  admin  Category :

Dirta waqooyi oo wada socotaa maxay  ka doonayaan beesha Dhulbahante ?,   Maanta Nin  Boorame ka soo jeedaa inuu yiraahdo Dhulbahante waa cabasho badan yihiin waxa u sabab ah kala qaybsanaantooda iyo madaxada beesha Dhulbahante oo aan daacdda ahayn. Axmed Ismaaciil Samatar hadalka ah Dhulbahantaa Cabatin badan iyo hadalo la mid ahba awoowayaashii kuma dhiiran jirin inay yiraahdaan Taariikhda , hase ahaatee maanta wuxuu arkay umad ay hogaaminayaan  niman qaba cudurka  Stockholm Syndrome  oo ah cudur  qofka uu jeclaado ama taageero u muujiyo qof kale oo dhibaato xoogleh u geystay

https://youtu.be/60KyTqET3nU

https://youtu.be/d8UpUXwJWQM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*