26th July 2024  admin  Category :

Hoos ka akahriso Wasiir ku xigeenada iyo Wasiiru dawlayasha ka soo jeeda Beesha Daarood oo aan haba yaraatee  wasaaradaha ay joogaan aan  wax laga waydiin. martina ku ah magaalada Muqdisho   Halka wasiirul dawlaha Hawiye oo Muqdisho joogaa uu isagu  wareegtada wasiirka mid la mid ah uu soo qorayo.

1- Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow, Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Daarood, Bartire.

2- Xildhibaan Cabdinaasir Saciid Muuse, Wasaaradda Amniga Gudaha, Majeerteen, Sawaaqroon.

3- Mukhtaar Mahad Daa’uud, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, OgaadeEN , tala-muge/cabdalle

4- Maxamuud Cabdulqaadir Warsame, Wasaaradda Batroolka iyo macdanta, Mareexaan.

Wasiiru dowlayaasha xukuumada Kheyre ee ka soo jeeda Beesha Daarood 

Xildhibaan , Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasaaradda Maaliyadda, Majeerteen, Cali Saleebaan

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, Wasaaradda Waxbarshada iyo tacliinta sare, Daarood, Harti, Awtable

Xildhibaan Cabdullaahi Bile Nuur, Wasaarada Postada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Daarood, Dishiishe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*