19th March 2024  admin  Category :

26 Xildhhibaan ee reer Sool iyo Sanaag   iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka  Puntland  oo  24 saac  ka dib ka   jawaabin  hadalkii gefka ahaa ee Cabdiraxmaan Faroole ka sheegay  xafladii caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland, isaga oo gaar u sheeganaya Caasimadda Puntland. Faroole ayaa xafladda ka sheegay ” In beesha Isaaq Tukaraq  Ha Ka Laabato Oo Halkeedii Hore (Ganbadhe) Ha Ku Laabataan”. Sidaas Waxa yiri Faroole.

Nimanka ka cabsaday inay Faroole u jawaabaan waa adag tahay inay degaano maqan ka hadlaan ama soo celiyaan

Siyaasi Cali Cilmi Warsame (Cali Maraykan) Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Garoowe Ayaa Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynihii Hore ee Puntland Seedia ugu daacadsan  Cabdiraxmaan Faroole.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*