26th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo kulan is-xogwaraysi ah la qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadatashi iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada dalka. Kulanka waxa goobjoog ka ahaa Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geedd

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*