23rd December 2024 admin Category :
26 Xildhhibaan ee reer Sool iyo Sanaag iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo 24 saac ka dib ka jawaabin hadalkii gefka ahaa ee Cabdiraxmaan Faroole ka sheegay xafladii caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland, isaga oo gaar u sheeganaya Caasimadda Puntland. Faroole ayaa xafladda ka sheegay ” In beesha Isaaq Tukaraq Ha Ka Laabato Oo Halkeedii Hore (Ganbadhe) Ha Ku Laabataan”. Sidaas Waxa yiri Faroole.
Nimanka ka cabsaday inay Faroole u jawaabaan waa adag tahay inay degaano maqan ka hadlaan ama soo celiyaan
Siyaasi Cali Cilmi Warsame (Cali Maraykan) Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Garoowe Ayaa Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynihii Hore ee Puntland Seedia ugu daacadsan Cabdiraxmaan Faroole.