26th July 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadkii uu Jawaari maanta ku qabsaday Xarunta Baarlamaanka oo la soo qabqabtay

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdiwali Jaamac Gorod, ayaa sheegay in ciidamaddii Saaka hubka la galay Xarunta Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya intooda badan lasoo qabtay,  baaritaanna lagu sameyn doono.

Taliyaha oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in ciidamada Xoogga ay ku raad joogaan ciidan dhar cad ah oo la socday Ciidanka gudaha u galay xarunta golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*