26th July 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee waxa magaalada Magaalada Hargeysa ee Xarunta gobolka Waqooyi galbeed ee Soomaaliya Saaka ku geeriyootay Fanaanadda Sahra Axmed Jaamac.

Sahra ayaa mudooyinkii danbe  ku xanuunsaneysay Isbitaal ku yaalla Magaalada Hargeysa halkaas oo ay saakay  ay ku  geeriyootay .

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*