26th July 2024  admin  Category :

Gudoomiyihii sadexaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Turjumaan isu bedelay . Mahad Cawad , Wuxuu ka mid yahay Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya maanta wuxuu ka tarjumayaa AskarI darajadiisu hoosayso ee  Soomaaliya u jooga nabad ilaalin. Dadka uu uga Turjumayaa askarigan Waa Mooryaantii taageersnayd Jawaari. Muuqaalkam isaga oo ku faraxsan waxa soo dhigay Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo    ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya, kana mid ah   taageerayaaha Jawaari

Mahad Cawad, sharaftii Soomaalida,  baarlamaanka iyo Gudoonka Baarlanaaka uu ka mid ayahay waa u gefay. Sidaas awgeed waa inii xilka uu hayo   iska casilaa.

Image may contain: one or more people and people sitting

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*