29th March 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadka aadka u hubaysan  ee  Mahad Salaad oo dhowaan  dhoola tus ku  sameeyey magaalada Muqdisho , waxay qaar badan oo ka mid ah Bulshada Soomaaliyeed soo xasuusiyeen Jabahaddii USC ee aadka u hubaysnayd  markii ay soo galeen xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho ee gobolka banaadir 1991, oo ay bilaabeen xasuuqii Isir sooca ahaa

Ciidankii malaayiinta  doolar bulshada Caalamku ku bixin jireen, oo halka beel ka soo wada jeeday si ay  amniga magaalada  Muqdisho u  sugaan , hase ahaatee lagu sheegi jiray inay yihiin Ciidan qaran, iyaguna waxay noqdeen kuwo u soo daawsho taga Dhoolatuska maaleeshiyaadka hubaysan ee Mahad Salaad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*