26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Dr Xassan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen madaxda Maamulka oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni iyo boqolaal Shacabka ah.

Madaxweynaha ayaa Garoowe u gaaray ka qeybgalka Caleemasaarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*