26th July 2024  admin  Category :

Daawo xaflad ay soo qaban qaabiyee ururka Hawiye Action Group oo uu caawa madaxweyne Farmaajo ka khudbadeeyey. Madaxweynaha karaamadiisii iyo sumacdda kursiga uu ku fadhiyo waxa ilowsiisay sacabka  Faayo cadeey iyo Fiido Calasoow oo soo qaban qaabiyey xafladda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*