27th April 2024  admin  Category :

Hadaad Allsanaag oo qira ka akhrisan jirtay Muqdisho Soomaaliya maaha, Soomaaliyanna Muqdisho maaha maanta Qaramada midoobey AU, ayaa iyaguna qiray in Muqdisho Soomaliya ahayn

Wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhaba ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Nicholas Haysom iyo Francisco Madeira, ayaa Magaalada Baydhaba kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Daawo daqiiqadda 3:06

https://allsanaag.com/soomaaliya-muqdisho-maaha-jaale-kheyre/

https://allsanaag.com/somaaliya-maaha-muqdisho-oo-qura/

 

https://allsanaag.com/goormay-soomaliya-muqdisho-noqotay/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*