26th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland Oo Daah-furay Qorshe-hawleedka Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC).

 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa caawa daah-furay qorshe-hawleedka Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC), taasi oo lagu soo bandhigay jadwalka shaqo ee loo marayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*