26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Jubbaland oo Lagu Soo Dhoweeyeye Sweden.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Sweden Gaar ahaan magaalada caasimadda ee Stockholm.

Garoonka diyaaradaha waxaa madaxweynaha ku soo dhaweeyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden, dhawaan waxaa uu kulamo la qaadan doona Jaaliyadda Jubbaland ee Sweden.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*