18th April 2024  admin  Category :

Gabadh Carabeed oo ka xanaaqsan sidee Gabadh  u shaqaysaa ay  u heli kartaa maalin fasax ah

Sondos Alqattan, oo ah gabadh reer Kuweitiya , oo shaqadeedu tahay farshaxnka dumarka iyo  sida loo qurxiyo ayaa muuqaal iska duubtay ay kaga  xanaaqsan tahay  sidee qof u soo shaqo tegay dalka  Kuweit oo gurigayga ka shaqeeya uu u  heli karaa maalin fasax ah. Sidoo kale waxay diidan tahay sharci dhowaan soo baxay oo ahaa in shaqaalaha ka soo jeeda Filibiin ee ka shaqeeya dalka Kuweit ay haysan karaan  Basaboorkooda.

Gabdhan Carbeed oo Casiirka ka dheregtay, camalkeeduna yahay in dumarka qalin ku qurxiso ayaa   marka aad dhegaysto waxaad ku  ogaanaysaa inay Adoon ay gumaysato u baahan tahay

https://www.instagram.com/p/BlaWaroHa6s/?taken-by=pakistan.walay

 

https://youtu.be/Ql4hhFsskuk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*