27th April 2024  admin  Category :

Munaafaqnimada SNM, Faysal Dhurwaa iyo Farmaajo oo kulmay waxay ku noqotay yaab, amakaag iyo wixii aan dhici karin , guryahana waxa u jooga Wiilal ka soo jeeda beelo kale oo ay si khaldan u adeegsadaan  iyo inay ku khasbaan degaanadii ay ka soo jeedaan dagaalo ka ridaan.

https://youtu.be/SrSxOTC2jKM

Image result for farmaajo waraabe

Ceerigaabo oo ay ka soo jeedaan weligiid duq magaalo kama noqon, iyaga oo ugu degaan weyn degaanada hoos taga  degmada Ceerigaabo labo xildhibaan ayeey ku leeyihiin maamulka Somaliland.  Gudoomiye gobolka Sanaag, kuma ayna riyoon . beesha Isaaq, haddi ay ka yaabtay Waraabe oo la kulmay Farmaajo, soo kuwan markaa uma  uma arkaan Adoon iyo Marabbi ay haystaan. Nimanka sawirka ka muuqda  90% degaanada degmada Ceerigaabo hoos tago beelahooda ayaa dega , waxayse ka doorteen inuu Ina Xaji Nuur iyo Qori jarato ugu taliyaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*