26th April 2024  admin  Category :

Xildhibaan Maareeye oo ka mid ah xildhibaanada beesha Isaaq ee u jooga Koonfurta Soomaaliya ineey qalqal siyaasadeed iyo mid nabedgelyo ka abuuraan ayaa sheegay in maamulka Soomaaliland aan loogu yeeri karin maamulkooda, balse loogu yeero dawladda Soomaaliland, lana barbar dhigin maamulada kalle ee ka jira dalka, wuxuu kallo sheegay in lacago loo qoondeeyay maamulka Soomaaliland ay tahay aflaqaado ay tahay in raali gellin laga bixiyo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*