16th April 2024  admin  Category :

Dadku ineey fahmaan ayaa wannaagsan waxa SNMta ay dooneeyso. SNMta waxa ay doonayaan waxeey tahay ineey dadka gumeestaan, bahdilaan oo dhulkoodana ay ka qaataan, waana fakir ay wada qabaan dhamaantood. Soomaaliduna waxeey tiraahdaa, “Qof meeli u caddahay, meel kalle ka madoow” ma fillayo in Calif Khaliif uu ka helli doono nimankaa xaaraanta isku raacay wax faa’iido ah, balse waxaa hubaal ineey doonayaan ineey bahdilaan isaga. Maxaa ku kallifaya Cali Khaliif kalligiis inuu yiraahdo yaan heshiiskii laga bixin? Cali Khaliif waxaa haboon in siyaasadiisa uu dib u fiiriyo

https://youtu.be/b846dodzZO8

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*