26th July 2024  admin  Category :

Maalintii Wasiirka Qorshaynta ahaa Bulshada reer Puntland waxa ka tiro badnaa gobolka Shabeelada hoose

Wasiirkii hore ee Qorshaynta Dawladdi damul jadiid Siciid Denia, ayaa Waxyaabaha ugu waaweyn ee lagu xusuusto Siciid Dani waxaa kamid ahaa buugii tirakoobka ee qiyaasta ahaa, kaas oo la diyaariyey sanadkii 2014, markaas oo uu xafiiska joogey Siciid Dani, tirakoobka qiyaasta ah ayaa tirada dadka Soomaaliya ka dhigay 12.3 milyan oo qof, waxaana guud ahaan gobolada Puntland qiyaastu sheegeysey in ay ku noolyihiin dad ka yar 1.7 milyan oo qof

No automatic alt text available.

Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya, wuxuu ka mid yahay raga u ololeeya oo aamnisan in Sool iyo Sanaag yihin Somaliland.

Sawirka hoose waa Mooshinadii tirada badnaa ee Damuljadiid ee Deni ka qayb qaadan jiray

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*