23rd October 2024  admin  Category :

Wasiirul dawlaha nabadeynta SNM Cabdirashiid Xussen Cabdile, oo ka mid ah Marabbida Harti ee  ee la nool beelaha Isaaq ,    ayaa waxaa laga dhigay gaadhigii uu watey ka dib markii uu iska bixin waayey lacagtii uu gaadhigaas ku kireystay,Waxaana sidaasi warbaahinta u sheegay ganacsadihii lahaa gaadhiga laga dhigay wasiirul dawlaha

Marabigii  magac u yaalka  wasiirka ahaa  oo gaarigii uu kiraystay lacag u waayey 

Wasiirada ka soo jeeda beelaha Isaaq

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*