18th April 2024  admin  Category :

Jidkii Ceerigaabi iyo Burco isku xiri lahaa  aya  istaagay ka dib markii dhaqale loo waayey. Shacabka Gobolka Sanaag  ee  Ceel daahir ilaa ceel Afweyn  ayaa rajo weyn ka qaba Balanqaadka madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, ee ahaa in Reer Sanaag ay guud ahaan heli doonaa Jid laami ah oo ka yimaada Deked iyo Garoon Caalami ah. Taasina intii badnayd maanta waa suurta gashay  oo Dp World ayaa dekeddii Boosaaso caalami ka dhigaysa. Garoonkii diyaaradaha ee Boosaasona wuxuu noqday Caalami.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*