26th July 2024  admin  Category :

Gabar gaadhi soo xaday oo  koox   L’o ahi ay  u gacan gelisan Booliiska

Habeenkii Isniinta magaalada Sanford, ee gobolka Florida ee dalka Maraykanka, ayaa booliisku waxay ku raad joogeen gaari noociisu yahay Subaru SUV oo   la sheegay in la soo xaday.

Booliiska ayaa isku dayey inay gaariga ku  joojiyaan mid ka mid ah xeeladahooda, taasina waxay keentay in gaarigu meel jiidho.

Mid ka mid ah dadkii gaadhiga saarnaa oo lagu magcaabo Erin Thomas, oo 38 jir ah gaariga ayuu ku haray, halka labadii kale ay  kaynta galeen

Jamie Michael Young, oo 46 jir ah markiiba isaga gacanta ayaa  lagu soo dhigay , laakiin qoftii kale Jennifer Anne Kaufman, oo iyadu 45 jir ah,   waxa kashifay L’o ay ugu gashay xeradoodii

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*