27th July 2024  admin  Category :

Websityada Koonfurta Soomaaliya, kuwa SNM iyo kuwa Puntland ee  mucaaradka ku ah Madaxwyne Gaas, ayaa maalmahan soo qoray ” Dimoqraadiyadda ka jirta Somaliland maxay Puntland kaga dayan kartaa. Su’aashan jawaab ma leh, oo ma jirto dimoqraadiyad ka jirta Somaliland oo ah hal qof iyo cod.

Laakiinse waxa xaqiiq ah in maamulka Somaliland ku taagan yahay oo ku shaqeeyo  gacan ka hooris ay ka helaan  dalal shisheeye iyo Ha’yado caalami ah.

Tusaale,  maalin dhowayd  Markab sida 28, 000 oo neef oo ari, una dhigata  lacag gaaraysa dhowr iyo laabatan Milyan oo doolar  ayaa laga soo celiyey dalka Sacuudiga. Ilaa hadda ma jiraan dad warbaahinta taagan oo leh waa cayrownay ee ha nala soo gaaro ama kaalmo waydiisanaysa Bulshada caalamka oo ka soo jeeda Puntland

Somaliland, sidan oo kale mar ay ku dhacday oo Xoolo Berbera laga diray  lagu  soo celiyey xoolahaas oo ka yaaraa   sideed kun oo neef,   qaylo dhaan ayeey ka wareegeen.Ilaa reer kasta oo Isaaq ah qaaraan lagu xukumay. Markii danbe waxa laysu keenay 6667 neef

Nin Xoolo dhaqdaa oo reer Puntland ah  marna  kuma dayanayo  nin Ukun dhaqda oo Gabiileey iyo Arabsiyo jooga

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*