27th July 2024  admin  Category :

Gabadh Khasnajiyad ah oo    ka soo jeeda dalka Nigeria ayaa shaqadii ay haysay  laga joojiyey, ka dib markii ay  Xisaabiyihii ka sareeyey ay u sheegtay in mas cunay 36m oo lacagtooda ah  naira .

Lacagtaas ayaa u dhiganta  $100,000  ama £72,250.

Khasnajiyadan , oo lagu magcaabo Philomena Chieshe, ayaa ka shaqaynaysay xafiiska Imtixaanaadka ee  lacagta Fiiga ah  lagu qaado

Xafiiska imtixaanaadk, aya sheegay inaan waxba ka jirin sheekada ay ka sheekaynayso  oo ay socoto sidii wax looga qaban lahaa ama shaqada looga fariisin lahaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*