27th July 2024  admin  Category :

Wasiirka Amniga Puntland Oo Kahadlay Xalada Amaanka Gobolka Bari

Wasiiro katirsan xukuumadda Puntland oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee Boosaaso iyo falal ammaanka liddi ku ah oo ay ka dambeeyeen kooxaha nabad diidka ah.

Wasiirka amniga Axmed Cabdullaahi Yuusfuf Dowlad iyo wasiirka dekedaha iyo khayraadka badda Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa sidoo kale shirkooda jaraa’id waxa ay kaga hadleen khilaafka soo kal dhexgalay taliska ciidanka booliska gobolka Bari iyo gudiga nabadgelyada gobolka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*