22nd December 2024 admin Category :
Reer Muqdisho, dawo Puntland ka timid oo ay u soo direen in lagu daweeyo bukaan jiifka cisbitaalada Muqdisho yaala oo ay ku qornayd Dawladda Puntland qaylo iyo sawaxan badan ayeey ka keeneen. Laakiinse Jabhadkan Habar jeclo ee taageersan falaagada doonaysa inay Soomalya kala gooyaan oo isticmaalayana magaca “Dawladda Somaliland”, ISAGA oo laga masruufo lacagta ka soo baxda dekedda Muqdisho waa ka aamusan yihiin. Labo wajiilnimada siyaasiyiinta HAG Imisa loo sii dulqaadan doonaa?