26th November 2024 admin Category :
Beesha Isaaq ayaa siyaasiyiin ka soo jeeda beesha Fiqi Shini u soo diray Laascaanood. Iyaguna markii ay Laascaanood gaareen halkaa waxay ka bilaabeen riwaayad ah in Dhulbahante dani ugu jirto in Laascaanood la sii haysto oo ayna u baahnayn xorayn.
Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Maxamuud oo ka soo jeeda Beesha Fiqi Shin, kuna magcaaban La-taliyaha Muuse Biixi ee Arrimaha Bulshada ayaa u arka dantiisa iyo tan beeshiisa inay ku jirto in Laascaanood la sii haysto