29th March 2024  admin  Category :

Doorashadda labadii Kursi Ee ugu dambaysay 27 kursi Ee taala Magaalada Kismaayo oo ah deegaan doorashada 1aad Ee Jubaland ayaa maanta ka bilaabatay magaladaasi iyadoona kursiga tirsigiisu yahay Hop 133 uu ku guleystay Maxamed Xasan Aadan ka dib markii uu kursiga ka tanaasulay Musharaxii la tartamayay, Maxamed Xasan Aadan ayaa cod gacan taag ah ku helay 101 cod oo ah tirada ergadda kursigaasi u codaynaysay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*