26th July 2024  admin  Category :

Orod yahan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdisalaan Cali oo ku nool dalka Switzerland ayaa shalay ku guulaystay tartanta 10,000 KM ee dalkaasi ee loo yaqaano Swiss U20.

Cabdisalaan Cali oo kaalinta 1-aad ka galay tartankaasi orodka ee ka dhacay gobolka Freiburg ee Switzerland ayaa khadka taleefanka ugu warramay weriyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ugu horayna waxaa uu ka hadlayaa dareenkiisa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*