26th July 2024  admin  Category :

Kulankii Farmaajo uu ka codsaday Siyaasiyiinta Hawiye inay la kulmaan oo qabsoomay?

Dhowaan markii madaxda siyasiyiinta Hawiye ay warbaahinta ka sheegeen in madaxweyne Farmaajo hadduu isu ekaysiiyo Kaligii taliye inuu cago cadaan kaga baxay “Magaaladooda Muqdisho”, ayuu ergo kale oo beeshaas ka mid ah u dirsaday si y u dhex dhaxaadiyaan. Maanta ayaa kulankaasi dhacay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow oo ka war bixiyey kulankii ay maanta Madaxtooyada kula qaateen madaxweyne Farmaajo ayaa waxa uu sheegay in kulankaas ay uga hadleen arrimo dhowr ah oo uu ka xusay, nuuca ay noqoneyso doorashada 2020/21 dalka ka dhaceysa, xalinta khilaafaadka hareeyay siyaasadda dalka, aminiga guud ee dalka, horumarinta gobolka Banaadir iyo arrimo kale.

https://youtu.be/ULNZgwqCdVc

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*