28th March 2024  admin  Category :

Waxaa maanta la magacaabay golaha wasiirada ee dalka Kanada (Canada); wasiirada xukuumadda ee la magacaabay ayaa badankooda dib u soo noqday. Qaar ka mid ah booskii ay horey u joogeeyn ayaa laga beddelay waxaana loo beddelay wasaarado kalle, qaarna waxaa loo daayey boosaskoodii hore, meesha 7 ka mid ah ay yihiin wejiyo cusub.

Hadaba, Ahmed Xuseen oo horey dawladii hore uga soo noqday wasiirka socdaalka ayaa hadeer waxaa laga badalay wasaaradii horey uu u hayey ee aheed wasaaradda socdaalka, waxaana loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo horumarinta bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*