27th April 2024  admin  Category :

Shivraj Singh Chouhan, oo ah gudoomiyaha gobolka Madhya Pradesh ee ku yaala bartamaha dalka Hindiya , ayaa isaga oo kormeeraya degaano ka mid ah gobolkiisa  oo biyo ku soo fataheeen , wuxuu ka dalbaday Askari ilaaladiisa ahayd  inay kor u qaadaan  ina biyaha uu ka gudbayo  oo ayna haba yaraaee  biyuhu taaban. Halka sawirka kale aad ku arkayso r”aisawasaarihii hore ee dalka Ingiriiska David Cameron, oo isagu markuu kormeerayey fatahaad ka dhacday dalkiisa u soo xirtay kabo uu ku dul socdo

Abhishek Rai Akrant

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*