18th April 2024  admin  Category :

Beelaha Habarjeclo iyo Habaryoonis oo ku dagaalaaya xadka gobolka Sanaag iyo Togdheer

Ilaa hada sadex qof ayaa ku dhintay,sideed kalena waa ku dhaawacmaeen is horimaad ka dhacay degaanka Degoble iyo darar weyne ,ka soo u dhaxeeya laba beelood ee Habarjeclo iyo Habar Yoonis
Iska horimadkan ka dhacay labada goobood ayaa wararku sheegayaan in dagaalku intiisa badan   ka dhacay dhinaca Dogoble,kaasoo la sheegay inuu gabalku u dhacay. dhinaca magaalada Dararweyne ayaa isaguna hayn iska horimad laba dhinac balse la sheegay in dad maqaaxi fadhiya oo ka shaahaynaya koox hubaysni ku furtay rasaas halkaasna ya ka dhacday dhimasho iyo dhaawac.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*