26th July 2024  admin  Category :

Waxan leenahay Ninka u dhashay beesha Isaaq Ee u Xidhan Sirdoonka Soomaaliya hala siidaayo.

“Dilalka iyo qaraxyadda Muqdisho kooxda abaabusha waa Silsilad dheer oo isku xiran , waxeeyna iskuugu jiraan Rag Dowladda u shaqeeya oo Wasiiro,Xildhibaano  iyo siyaasiyiin ah, Ganacsato u dhashay beesha Isaaq  iyo rag Al-Shabaab ka tirsan ,wuxuu ujeedkeedu yahay in Muqdisho burburto,oo Somaliland aqoonsi hesho

Axmed d Diriye, Axmed Dheere, Axmed Cumar iyo Abu Cubeyd ay ka mid yihiin magacyada been abuurka ah ee tirada badan ee horjoogaha cusub ee Al-Shabaab ee ka soo jeeda Beesha Isaaq

Hogaamiyaha (Dadqalatiiyinka) argagixisada Somalia (Al-Shabaab) wuxuu magaciisa runta ah yahay Mahad Cumar Cabdi Kariim, wuxuuna isticmaalaa magacyo badan sida Abu Cubeyda oo ah wiilkiisa curadka ah, Axmed Dheere oo Dadqalatooyinka Al-Shabaab looga dhex yaqiin iyo magaca Axmed Diiriye.

Mahad Cumar Cabdi Kariim oo hadda la baxay magaca Axmed Cumar waxay ilmo habreed yihiinhogaamiyihii hore ee geeriyooday Axmed Cabdi Aw Mohamud Godane.

Axmed Godane hooyadiis waxaa la yiraahdaa Cibaado Warsame, halka Mahad Cumar hooyadiisna tahay Fadumo Warsame. Godane iyo Mahad waxaa dhalay laba gabdhood oo da’ ahaan isku xiga, waxaana weyn Mahad hooyadiis.

Cibaado Warsame iyo Fadumo Warsame waxay qabiil ahaan u dhasheen beesha Isaaq, gaar ahaan Garxajis, Habaryoonis, Raaska Reer Sugulle.

Image result for dagaalkii nugaal iyo mudug argagixisada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*