26th July 2024  admin  Category :

Isimadii beesha Daarood ee ka soo kicitimay Jigjiga ayaa qado sharaf soo dhoweyn ah loogu sameeyey beerta dalxiiska ee Hido raac Garowe

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa maanta qado sharaf soo dhoweyn beerta dalxiiska ee Hido raac Garowe ugu sameeyey Isimada dhaqanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia DDSI oo uu hogaaminayo Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Wiil-Waal ee ku howlanaa dhamaystirka heshiiska beelo ku dagaalamay deegaanka Dhumay ee Gobolka Sool.

Image may contain: 3 people, people standing
Image may contain: 3 people

Image may contain: 1 person, beard, text that says 'HIDO'
Image may contain: 2 people, people sitting, beard and indoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*