27th July 2024  admin  Category :

Khaatumo oo ku soo ururtay Qol iyo Barsad ay Askar Habar jeclo ah ku ilaaliyaan magaaladoodii Laascaanood  , ayaa soo bandhigtay  Riwaayad ka hadlaysa dimoqraadiyadda . Maxamuud Sheekh Cumar Xasan, riwaayadda wuxuu ku dhigayaa nin waalan oo an  Miyir qabin , hogaamiyihiisa  Cali Khaliif isaguna  riwaayadda wuxuu ku  ku metelayaa in xalka Khaatumo  yahay  STOCKHOLM Syndrome.  STOCKHOLM Syndrome Waa cudur ninka ku dhiba aad dhab u jeclaato ilaa jacaylkiisa uu waali ku gaarsiiyo

Image result for gif do you vote

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*