27th April 2024  admin  Category :

Hooyo 98 jir ah ayaa u soo guurtay Guri lagu xanaaneeyo wiilkeeda oo 80 jir ah si ay uga war hayso
Ada Keating iyo wiilkeeda , Tom, weligood waa wada noolaayeen oo wiilkeedu marna ma guursan
Wiilkii ayaa sanadkii 2016 u  guuray  guuriga waayeelka lagu xanaaneeyo ee Moss View Care Home Liverpool sababtoo ah wuxuu u baahday daryeel iyo caawinaad siyaado ah, sanad ka dib hooyadiis ayaa ka soo  daba guurtay si ay uga war hayso wiilkeeda oo ay u kaalmayso, warkan waxa ka soo xiganay Liverpool Echo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*