27th July 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta beesha  Hawiye ayaa  soo helay xildhibaan ka soo jeeda beesha sade Daarood oo ay isticmaalaan sidii Bare Hiiraale.  oo markii maamulka Jubbaland la dhisayey  siyasiyiintaasi   ay Diyaarad iyo Markab  ku soo qarin jireen si uu u  fashiliyo maamulkii markaa la dhisayey ee Jubbaland

Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta khudbad ka jeediyay kulankii Baarlamaanka ayaa ugu baaqay Madaxweynaha inuu is casilo,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*