26th April 2024  admin  Category :

Shir ay isugu yimaadeen Cuqaasha , siyaasiyiinta, haweenka iyo Dhalinyarada ayaa wuxuu ka dhacay Hoteel Sanaag ee magaalada badhan ee gobolka Sanaag. Ururka SSB aya wacyi gelin ka wada guud ahaan gobolka Sanaag iyo sidii looga hortegi lahaa argagixisada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*