26th July 2024  admin  Category :

Beelaha Hawiye iyo Raxaweyn ee Koonfurta Soomaaliya oo sheegay inay doorasho qabsanayaan halka beesha ee Waqqoyiga Soomaaliyana iyaguna ay wadaan ololaha doorasho ay qabsadaan

Raysal wasaaraha dawlada soomaaliya ,oo ay dhinacyada ka taagan yihiin sadex Masuul oo ay isku beel yihiin oo kala ah Guudwaalle oo aan Tagi karin Baladweyne iyo Cumar Finish, oo Xamar amnigeeda ucaal waayay iyo Qorqoor oo Saraakiishii iyo maamulkiisa Alshabaab dhameeyen ayaa shaaciyay in Dalka soomaaliya galaayo doorasho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*