29th March 2024  admin  Category :

Waa maxay sababta loo fasaxay shaqaalaha Puntland Sanad gurada madaxweynaha sida hogaamiyaasha Keligood taliyaasha.

Dastuurka Puntland meelna kagama qorna in shaqaalaha la fasaxo maalinta ku beegan sanad guurada la doortay Madaxweynaha, oo ay inta badan u dabaal degaan hogaamiyaasha kaligood taliyaasha.

Sababta loo fasaxay shaqaalaha puntland maanta ayaan waxaan ku ogaanay in habeenkii xalay ahayd ay ku dhafreen amaanta iyo Guulwadaynta madaxweyne Deni sida hogaamiyaha waqooyiga Korea Kim Jong-un

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*