8th May 2024  admin  Category :

Runtaan Idiin sheegayaaye Horgalihii iyo Marabbidii Isaaq oo aad sheegi jirteen ayaan ahay, meeshaciddi nagama jeclayn.

Gudoomiyaha Barlamaanka Maamul Beeleedka SNM Baashe Maxamed Cade ayaa Ka hadlay Fadeexad Hargaysa uu ku joogay isagoo intaas raaciyay in uusan Cidna ku matali jirin kursiga SNM ku fadhiissiay,

Baashe oo Soo Gaadhay laascaanood Maanta ayaa yidhi”” “15ka Sano Aan Joogay Golaha Waxaan Ku Joogay Ciil Marar Badan Baan Is Idhi Ma Iskaga Tagtaa Meesha Lascanodna Waxaa Nalooga Yaqanay Horgale Hargaysana Waxaa Nalooga Yaqanay Is Xambaar”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*