26th July 2024  admin  Category :

Tobankii KM ee ugu horeeyey jidka ceel Daahir iyo Ceerigaabo oo la dhamaystiray

Dhismaha Mashruuca Waddada Ceeldaahir Ceerigaabo waxa uu u soconayaa si habsami ah.

Waxa la dhammeeyey wejigii koowaad ee 10-kii KM ee ugu horreeyey waxaan wejigaasi kadhiman oo keliya daamurkii in la saaro.

Waxaa shalay oo sabti ah la bilaabay Kiilo Mitirkii kow iyo tobnaad wejigiisii koowaad oo ka kooban simidda dhulka iyo carro tuurka.

Mashruucaan waxa iska kaashanaya dawladda Puntland, Ganacsatadeeda iyo shacabkeeda oo is garabsanaya.’

By Jaam Faarax

https://www.facebook.com/EngineerJama/posts/1231828343548232

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*